Sawirro:-Hay’adda EFASOM oo kulan ku saabsan Sare u qaadida tayada Waxbrashada ku qabatay Jowhar

0
279

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay kulan ku saabsan kor u qaadida tayada waxbarashada iyadoo ay ka qeyb galeen xubno ka socda bahda waxbarashada iyo xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle. Kulankan oo socday muddo labo maalin ah iyadoo ka qeyb galayaasha ay ka doodeen qaabka lagu horumarin karo tayada waxbarashada dalka. Hay’adda […]




SOURCE: Sawirro:-Hay’adda EFASOM oo kulan ku saabsan Sare u qaadida tayada Waxbrashada ku qabatay Jowhar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.