Hay’adda socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furtay Magaalada Balamballe ee Gobolka Gal-gaduud.. Munaasabadda xarigga looga jarayay Xafiiska ayaa waxaa ka soo qeybgalay maamulka Dagmada , arakiil ka socotay HSJ iyo wax garadka Degmada, waxaanay dhammaantood sheegeen in baahi weyn loo qabay howlaha ay Qaranka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo Xafiis ka furatay Balanballe