Sawirro-:Hub aruurin lagu sameeyay maleeshiyo beeleed dagaalamay

0
89

Dhalinyaro la Magac baxay Madasha Nabadda Iyo Isdhexgalka oo ku mool Magalada Gaalkacyo ayaa bilaabay inay si iskood ah hubka uga aruuriyaan maleeshiyaad ku dagaalamay deegaan duleedka ka ah Magalada Gaalkacyo. Shalay gelinkii dambe ayaa dhalinyaradaas waxa ay gaareen deegaanka jeexdin oo 20km dhinaca bari uga beegan Magalada Gaalkacyo,waxaana ay kulan la qaateen Waxgaradka maleeehiyaadka dagaalamay […]




SOURCE: Sawirro-:Hub aruurin lagu sameeyay maleeshiyo beeleed dagaalamay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.