Sawirro:-Imisa Wasiir ayuu Ra’iisul Wasaare Kheyre la xisaabtamay todobaadkaan?

0
406

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo gaba gabeeyey wajiga 2aad ee Barnaamijka uu kula xisaabtamayey xubnaha Golaha Wasiiradda  ee sannadlaha ah si loo qiimeeyo hawlaha Wasaaradaha uga hir-galay qorshayaashii u degsanaa ee ay ahayd in ay fuliyaan. Wasiiradda maanta Ra’iisul wasare khayre uu shaqsi shaqsiga ula xisabtamay ayaa kala […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Imisa Wasiir ayuu Ra’iisul Wasaare Kheyre la xisaabtamay todobaadkaan?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.