Sawirro:-Isbadallo lagu sameeyay diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Khartoum

0
69

Munaasabadan uu xilka Kula Wareegayay Siihayaha Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Cusman Axmed Maxamed ayaa ka dhacday Gudaha Safaaradda Soomaaliya waxaana ka qeyb galay Munaasabada Diblumaasiyiinta Safaaradda, Jaaliyadda, Aqoonyahano, Ganacsato iyo qaar ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Suudaan. Ugu horeyn waxaa sharaxaad kooban ka bixiyay qaabka ay u shaqeyso […]




SOURCE: Sawirro:-Isbadallo lagu sameeyay diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Khartoum

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.