Sawirro:-Jabuuti oo u dabbaal dagtay 41-sano guurada xorriyadeeda

0
102

Munaasabadda Xuska sanad guurada 41aad ee kasoo wareegatay sanadkii 1977dii xiligii walaalaha jamhuuriyada jabuuti ay xornimada ka qaateen gumeystihii faransiiska oo subaxnimadii hore ee saaka ka bilaabatay Barxada Sheekh Cusmaan ee Magaaladda Jabtuuti. Munaasabada waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaacil Cumar ,Madaxda iyo saraakiisha Ciidanka dalkaas,Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka ee JFS […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Jabuuti oo u dabbaal dagtay 41-sano guurada xorriyadeeda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.