Sawirro:-Jubbaland oo abaalmarisay Nin ka tirsan Al-Shabaab oo isku-soo dhiibay(Dhageyso)

0
369

Taliska Hay’adda Nabadsugida dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay kusoo bandhigeyn Nin ay sheegeen in uu isku-soo dhiibay,isla markaana ka tirsanaa Al-Shabaab. Ninkaas ayaa waxaa lagu Magacaabaa Aadan Uudow Cabdi,waxana xilliga uu isasa-soo dhiibayey uu watay Qori AK47 ah iyo booshkiisa,sida ay sheegeen Saraakiisha ciidamada Nabadsugida Jubbaland. Taliyaha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Jubbaland oo abaalmarisay Nin ka tirsan Al-Shabaab oo isku-soo dhiibay(Dhageyso)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.