Sawirro:-Jubbaland oo Heshiis dhex dhigtay Beelo ku dagaalamay Jubbada Hoose

0
50

Maamulka jubbaland ayaa mudo kadib ku guuleystay inay dib u heshiisiin u sameeyaan laba beelood oo dhowr jeer ku dagaalamay deegaan duleedka ka ah Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa socday kulan lagu heshiisiinayay laabdaasi beelood,iyada oo ugu dambeyn lagu guuleystay in xal buuxa laga gaaro dagaalkii […]




SOURCE: Sawirro:-Jubbaland oo Heshiis dhex dhigtay Beelo ku dagaalamay Jubbada Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.