Sawirro:-Kalluumeysato Soomaali la la’aa oo laga helay Xeebaha dalka Sri Lanka

0
286

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Badda ee dalka Sri Lanka ayaa lagu sheegay inay soo badbaadiyeen 3 Kalluumeysato Soomaali ah oo Doonidii ay ku safrayeen ku go’doontay meel ka baxsan Badda Fog ee Xeebta Koonfureed ee dalkaasi. Shabakadda Wararka ee Wasaaradda Gaashaandhigga ee Sri Lanka oo soo bandhigtay Sawiradda Kalluumeystadaasi ayaa qortay in Markabka Dagaalka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Kalluumeysato Soomaali la la’aa oo laga helay Xeebaha dalka Sri Lanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.