Sawirro:-Kenya oo ka hadashay qarax lagu dilay askar Kenyan ah

0
517

Wararka ka imaanaya Magalada  Xeebta ah ee Lamu ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Kenya Maanta qarax lala eegtay,isla markaana uu ka soo gaaray khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac Ciidamada ayaa xilliga qaraxa lala eegnayey waxa ay ku socdaalayeen inta u dhaxeysa deegaanada Kiunga iyo Sankuri ee degmada Lamu Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya. […]




SOURCE: Sawirro:-Kenya oo ka hadashay qarax lagu dilay askar Kenyan ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.