Sawirro:-Kheyre oo kulan la qaatay Wasaaradaha iyo hay’adaha ku wada jira tubta Amniga iyo Caddaaladda

0
325

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka guddi hoosaaska golaha wasiirrada ee tubta amniga iyo caddaalada oo looga hadlay qorshaha tubta ee sannadka 2019. Wasiiru dawlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha, Cabdullaahi Xaamud, oo ka war bixiyay kulanka ayaa sheegay in ujeedadiisa ugu wayn ay ahayd in la isla garto […]




SOURCE: Sawirro:-Kheyre oo kulan la qaatay Wasaaradaha iyo hay’adaha ku wada jira tubta Amniga iyo Caddaaladda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.