Sawirro:-Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Magalada Kismaayo

0
157

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga ee heer Dowlad Goboleed. Shirkan waxaa ka qayb galay dhamaan dhinacyada amniga ee Jubbaland ka howlgala iyadoo diirada lagu saaray qodobadii kal hore la isla qaatay iyo qaabkii waxyaabaha ka dhiman loo hirgalin lahaa. Madaxweynahu wuxu ugu horayn Hay’adaha Amniga Jubbaland […]




SOURCE: Sawirro:-Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Magalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.