Sawirro:-Kulanka Golaha Shacabka oo Goordhow furmay

0
347

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho ka furmay kulanka 20-aad kalfadhiga 4-aad ee golaha Shacabka BJFS. Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad. 141 xildhibaan ayaa kulanka Maanta goobjoog ka ah. Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah sii wadista ansixin horudhac ah wax ka badalka xeer […]




SOURCE: Sawirro:-Kulanka Golaha Shacabka oo Goordhow furmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.