Sawirro:-Ma dhabbaa in Ciidamo ay la wareegeen Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle?

0
136

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shir Gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda maamulkaasi,waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo dhammaan Golaha Wasiirada. Intii uu kulankaan socday waxaa looga hadlay arrimo ay kamid ahaayeen Xaaladaha Amni ee deegaanada Hirshabeelle iyo arrio kale. Sidoo kale diyaarinta Dufcadii 2aad ee gali […]




SOURCE: Sawirro:-Ma dhabbaa in Ciidamo ay la wareegeen Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.