Sawirro:-Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka hirgeliyey Xafiis laga heli doono Adeegyo Cusub

0
490

Waaxda Dad Dhigista Dowlada Hoose ee Xamar ayaa Maanta Degmada Hodan ee Gobolkaan Banadir  ka hir gelisay Xafiis Cusub oo Shacabka Degmada Hodan u sahali Doona Iney Ka Helaan Adeegayada ay ugu baahdaan Sida Warqadaha Dhalashooyinka Iyo Sugnaanta. Munaasabada Xariga-jarka ayaa waxaa ka qeyb galay  Guddomiyaha Degmada Hodan Mudane Abdihakim Dhagajuun Iyo Agasimaha Waaxda Dad […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka hirgeliyey Xafiis laga heli doono Adeegyo Cusub

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.