Sawirro:-Maamulka Jubbaland oo Kismaayo kusoo bandhigay waxyaabaha qarxa

0
221

Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay Magalada Kismaayo kusoo bandhgeen Miino nooca dhulka lagu aaso ah oo ay sheegeen inay fashiliyeen. Saraakiisha Nabadsugida Jubbaland ee ku sugnaa goobta lagu soo bandhigayay Miinada ayaa waxa ay sheegeen in lagu aasay xaafada Via-Afmadoow Waaxda Buulafatuuro ee Magalada Kismaayo. Hayeeshee sida ay sheegeen […]




SOURCE: Sawirro:-Maamulka Jubbaland oo Kismaayo kusoo bandhigay waxyaabaha qarxa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.