Sawirro:-Maamulka KMG ah ee Furdada Canshuuraha Dekadda Muqdisho oo la dhaariyey

0
464

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maamule KMG ah u magacaabay Furdada Canshuuraha Dakadda Muqdisho. Xasan Cabdicasiis Axmed (Baashe) ayaa loo magacaabay in uu noqdo Maamulaha cusub ee Kumeel gaar ka ah, isagoona isla maanta loo dhaariyay inuu shaqada si hufan u sii wado. Dhamaan Xafiisyada Shaqada Canshuuraha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Maamulka KMG ah ee Furdada Canshuuraha Dekadda Muqdisho oo la dhaariyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.