Sawirro:-Madaxda Dowlad Goboleedyada oo booqday deegaan hoostaga Magalada Kismaayo

0
103

Madaxda Dowlad goboleedyada oo weli uu shirka uga socdo Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa Gelinkii dambe ee Maanta waxa ay booqdeen deegaanka loo dalxiis tago ee Goobweyn. Madaxweynayaasha,Koonfur Galbeed,Hir-Shabeelle, Galmudug,Puntland iyo Jubbaland ee Martida loo yahay ayaa safarka dhinaca dhulka ah waxa ay ku tageen deegaanka goobweyn. In kastoo weli shirkooda uu […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxda Dowlad Goboleedyada oo booqday deegaan hoostaga Magalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.