Sawirro:-Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo kulan deg deg ah la qaatay laamaha Amniga

0
44

Madaxweynaha Cusub ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa saacado kadib doorashadiisii waxaa uu Maanta kulan deg deg ah la qaatay laamaha amniga Dowlad Goboleedka Puntland. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay taliyayaasha iyo saraakiisha ciidamada Puntland,sida ay faafisay Madaxtooyada Dowlad goboleedka Puntland. Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay dar-dar gelinta xaaladda ammaanka Puntland,taas […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo kulan deg deg ah la qaatay laamaha Amniga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.