Sawirro:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo dib ugu laabtay Magalada Jowhar

0
53

Madaxweynaha Dowlad Gooleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta dib ugu laabtay Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulkaas,isaga oo Maalmahan ku sugnaa Magalada Muqdisho. Garoonka Diyaaradaha Magalada Jowhar,waxaa wafdiga Madaxweyne Waare kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen,Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulkaas. Madaxweyne Waare  ayaa maalmihii uu ku sugnaa Muqdisho kulamo la qaatay […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo dib ugu laabtay Magalada Jowhar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.