Sawirro:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo furay kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka Maamulkaas

0
168

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulkaasi ka furay Kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka Maamulkaas Munaasabadda furitaanka kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Skeekh Cismaan Barre, Guddoomiye ku Xigeenka Aqalka Sare ,Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale. Sheekh […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo furay kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka Maamulkaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.