Sawirro:-Madaxweynaha Jubbaland iyo Ciidamo uu wato oo gaaray Afmadoow

0
436

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha ayaa safar uu uga gol leeyahay abaabulka iyo dardar galinta howlgalka xoraynta Gobolka Jubbada Dhexe waxaa uu ugu yimid Ciidamada Dowlada ee ku sugan Afmadow iyo deeganada ku xeeran si uu u dhiri […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweynaha Jubbaland iyo Ciidamo uu wato oo gaaray Afmadoow

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.