Sawirro:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka degmada Afmadow

0
386

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulankan waxaa diirada lagu saaray sidii Madaxweynahu uu u dhagaysan lahaa baahiyaha deegaanka ka jira iyo qaabkii wax looga qaban lahaa iyo hirgalinta mashaariic loogu tala galay deegaanka waxaa kale oo kulanka la iskula soo […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka degmada Afmadow

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.