Sawirro:-Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddiyada qaban qaabada Caleema saarka

0
47

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta 14 January 2019 kulan la qaatay Guddiyada caleema saarka Madaxweynaha Puntland, kulankaasi waxaa Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash. Guddiyada qabanqaabada caleema saarka Madaxweynaha ayaa ka booban afar guddi oo kala ah, Guddiga Xiriirka, Casuumaada iyo soo dhaweynta, Guddiga martigelinta, dejinta iyo gaadiidka, […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddiyada qaban qaabada Caleema saarka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.