Sawirro:-Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Musharixiintii kula tartantay Xilka Madaxweynaha

0
49

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo taariikhdu tahay 10 January 2019 qado sharf u sameeyey musharixiintii u tartantay xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland. Munaasabada qado sharafta ah ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, iyo […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Musharixiintii kula tartantay Xilka Madaxweynaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.