Sawirro:-Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Magalada Asmara

0
59

Wafdi uu hoggaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Caawa waxaa lagu soo dhaweeyey Magalada Asmara ee Caasimadda dalka Eritaria. Wafdiga Madaxweynaha oo ka yimid Wadanka shiinaha ayaa waxaa Garoonaka diyaaradaha Asmara ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Eritaria Asaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ku wada sugan Magalada Asmara. Madaxweyne Farmaajo ayaa […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Magalada Asmara

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.