Sawirro:-Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Suudaan oo gaaray dalka Itoobiya

0
57

Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir iyo wufuud ay hoggaaminayaan ayaa Maanta waxa ay gaareen Magalada Jimmi ee Ismaamulka Oromada dalka Itoobiya. Wafdiga ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Xubno kale oo ka tirsan Dowladda iyo Ismaamulka Oromada Itoobiya. Madaxda Saddexda dal ayaa […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Suudaan oo gaaray dalka Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.