Sawirro:-Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo kulan Gaar ah yeeshay

0
83

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ku sugan dalka Shiinaha ayaa Galabta waxa uu Magalada Bijin ee dalkaas kulan kula qaatay Madaxweynaha dalka Masar. Madaxweyne Farmaajo iyo Cabdi Fitaax Alsisi ayaa kulankooda waxa ay uga wada hadleen arrimo ay ka mid ahaayeen iskaashiga labada dhinac ee ganacsiga iyo maalgashiga. Dowladdaha Soomaaliya iyo […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo kulan Gaar ah yeeshay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.