Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo booqday Magalada Carta ee D/Jabuuti

0
352

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirkii dib-u-heshiinta Soomaaliya ee lagu yagleelay Dowladdii kumeel gaarka ahayd sanadkii 2000. Madaxweynaha oo safar dhanka dhulka ah ku tagay Carta ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo booqday Magalada Carta ee D/Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.