Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo booqday Masaajidkii iyo Dugsigii ku bur buray qarixii degmada Howl-Wadaag

0
87

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay keddib ka qeybgalkii Madasha Shiinaha iyo Afrika ee Beijing iyo kulankii saddex geesoodka ahaa ee Asmara uu kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea Issias Afwerki iyo RW Itoobiya Abiy Axmed. Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Isla galabta booqday Masaajidkii iyo Dugsigii ku bur […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo booqday Masaajidkii iyo Dugsigii ku bur buray qarixii degmada Howl-Wadaag

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.