Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Dib ugu soo Laabtay

0
360

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo safar ku tagay Dalalka jabuuti iyo Turkiga ayaa dalka dib ugu soo laabtay, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Dib ugu soo Laabtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.