Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha

0
87

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay martigelinayso magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen wufuud ka socota 53 dal oo Afrika ah, Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ayaa waxaa wada […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.