Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha

0
74

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey xiritaanka Shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha ayaa ka warbixiyey fursadaha maalgashi ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay u leedahay Hindisaha Shiinaha ee Kaabayaasha Dhaqaalaha (Road and Belt Initiative). Madaxweynaha ayaa sheegay in Afrika guud ahaan, gaar ahaanna Soomaaliya ay wax badan ka baran […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.