Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xubno ka tirsan Ururrada Dhallinyarada magaalada Muqdisho

0
52

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka dalka, dawladdiisuna ay diyaar u tahay in ay si dhaw ula shaqayso, fursadna ay u siiso dhallinyarada in ay qayb weyn ka qaataan dib u dhiska dalka. “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxa ay udub dhexaad u yihiin […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xubno ka tirsan Ururrada Dhallinyarada magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.