Wafdigan uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgiumka,waxaana halkasi ku soo dhaweeyey danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub iyo mas’uuliyiin kale. Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliy aiyo wafdigiisa ayaa ka qeybg qaadan doona guddoominta shirka horumarinta Soomaaliya oo ka dhici doona magaalada Brussels 16 -17 bishan […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Brussels