Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka qeyb galaya Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Turkiga

0
272

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaaray magaalada Ankara halkaas oo berri lagu qabanayo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed oo ka warbixiyay safarka Madaxweynaha ayaa yiri; “Madaxweynaha waxa uu halkan u yimid inuu ka qeyb qaato waaga cusub ee u baryaya […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka qeyb galaya Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Turkiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.