Sawirro:-Madaxweyne farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire cusub

0
496

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda Maraykanku u soo magcawday Soomaaliya Mudane Donald Yukio Yamamoto. Danjiraha sucub mudane Yamamoto ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka uga mahadceliyey ka guddoomidda waraaqaha aqoonsiga, isaga oo sheegay in dowladda Maraykanku ay Soomaaliya ka caawin doonto dhinacyada horumarka, amniga, […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire cusub

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.