Sawirro:-Madaxweyne Gaas oo furay Shirweynaha Isgaarsiinta Soomaaliya

0
259

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Isgaarsiinta Soomaaliya,waxan shirkaas ka qeyb galaya wakiilo ka socda DFS iyo madaxda wasaaradaha isgaarsiinta dowladaha xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya. Shirkaas ayaa waxaa loogu magac daray Bandhiga xeerka Isgaarsiinta dalka. Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo ka qeyb galaya shirkaas ayaa sheegay in […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Gaas oo furay Shirweynaha Isgaarsiinta Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.