Sawirro:-Madaxweyne Muuse Biixi oo u Duulay Imaaraadka Carabta

0
349

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu ambo-baxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen, una soo diray diyaar khaasa. Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa wehlinaayay xubno ka tirsan maamulkiisa,iyagoona dalka Imaaraadka ugu ambabaxay marti-qaad rasmi ah oo ay dawladda isu-tagga Imaaraadka Carabta ka […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Muuse Biixi oo u Duulay Imaaraadka Carabta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.