Sawirro:-Madaxweyne Siciid Deni oo kulan la qaatay Hay’addaha UN-ka ee ka howlgalla Puntland

0
340

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa maanta 16 January 2019 xafiiskiisa ku qaabilay laamaha Hay’addaha UN-ka qaybtooda ka hawlgala Puntland, kuwaas oo kala ah UNSOM, UNICEF, UNDP, UNHABITAT, UNOCHA, UNDSS, FAO iyo WFP. Kulanka uu Madaxweynaha Puntland la qaatay saraakiishaasi ka socdey laamaha UN-ka Puntland ayaa waxaa ku wehelinayey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Siciid Deni oo kulan la qaatay Hay’addaha UN-ka ee ka howlgalla Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.