Sawirro:-Madaxweyne Waare oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Midowga Afrika

0
287

Wafdi ka ka socda Guddiga nabad galyada iyo amniga Midowga Afrika ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne, iyadoo Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyo Golihiisa Wasiirada ay kulan la qaateen kaasi oo looga hadlayay Xoojinta ammaanka Hirshabelle iyo sidii la isaga kaashan lahaa dar dargalinta Howlgalada. Guddiga oo ka kooban 15-dal, ayaa ujeedka socdaalkooda wuxuu […]




SOURCE: Sawirro:-Madaxweyne Waare oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Midowga Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.