Sawirro:-Maleeshiyadda Xuutiyiinta oo sii daayay Askari Sacuudiyaan xanuunsan

0
79

Askarigaasi oo lagu magacaabo Muuse Bin Showi Cawaji ayaa la sheegay in la sii daayey, wuxuuna xalay ka degay Saldhigga Diyaaradaha Milliteriga ee lagu magacaabo King Salman air base oo ku yaalla caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyaaadh. Afhayeenka  Isbahaysiga Milliteri ee Sacuudiga, Turki Al-maaliki ayaa xaqiijiyey in la sii daayey Askariga Sacuudiyaanka, wuxuuna xusay inuu […]




SOURCE: Sawirro:-Maleeshiyadda Xuutiyiinta oo sii daayay Askari Sacuudiyaan xanuunsan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.