Taliyaha Taliska Guud ee Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Thomas Waldhauser ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan uu Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta kula yeeshay Aqalka Madaxtooyadda ee magaalladda Nairobi, oo ay kaga wada hadleen Ammaanka Geeska Afrika, gaar ahaan Xaalladda ka taagan Somalia iyo South Sudan. General Thomas Waldhauser waxa uu hoosta ka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Mareykanka oo Shuruud ku xiray taageero Millateri uu siiyo Soomaaliya