Sawirro:-Markab Sida Xoolo farabadan oo Maanta ka shiraacday dekada Kismaayo

0
415

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa dekadda Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka shiraacday Markab siday xoolo farabadan kuwaas oo loo dhoofinayo mid ka mid ah Wadamada Carabta. Xoolaha Maanta laga dhoofiyey Dekadda Magalada Boosaaso ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 2000 Kun oo Neef,kuwaas oo isugu jira Ari iyo lo,isla markaana […]




SOURCE: Sawirro:-Markab Sida Xoolo farabadan oo Maanta ka shiraacday dekada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.