Sawirro:-Mas’uuliyiin ka tirsan Hir-Shabeelle oo Socdaal Amni ku marey Xaafado ka tirsan Jowhar

0
536

Mas’uuliyiin uu horkacayey guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa waxa ay Maanta socdaal dhanka amniga ku ku mareen xaafado ka tirsan Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle. Socdaalka ayaa waxaa Guddoomiyaha ku wehlinayey Mas’uuliyin ka tirsan Maamulka Magalada Jowhar iyo qaar ka tirsan Xildhibaanada Hir-Shabeelle,iyaga oo tegay goobo ay ka mid ahaayeen […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Mas’uuliyiin ka tirsan Hir-Shabeelle oo Socdaal Amni ku marey Xaafado ka tirsan Jowhar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.