Sawirro:-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Howl-Wadaag oo ku dhaawacmay qarixii Maanta

0
99

Waxaa faah faahino dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax khasaaro geystay oo Maanta lagu weeraray Xarunta Maamulka degmada Howl-Wadaag ee  Gobolkan Banaadir. Qaraxaan oo ahaa Gaari waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyey ayaa waxaa lagu dhuftay Albaabka Xarunta degmada Howl-Wadaag,waxana la soo sheegayaa in qaraxa ay ku waxyeeloobeen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada iyo dad […]




SOURCE: Sawirro:-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Howl-Wadaag oo ku dhaawacmay qarixii Maanta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.