Sawirro:-Maxakamadda Ciidanka Qalabka sida oo xukunno kala duwan ridday

0
345

Sedax Alifle Booliis. Cali Mahdi Maxamed iyo Tahliil Cali Maxamed ayaa loo xiray  dilka Marxuum  Ex Kormeera Sedaxaad Booliis.  Xasan Aadan Ibraahim, dilkaasi oo ka dhacay gudaha Saldhigga degmada Hilwaa ee gobalka Banaadir 13-10-aaad sandkii tegay. Sedax Alifle Boliis. Cali Mahdi Maxamed  ayaa loo heystaa in qoreygiisa  uu kaga tagay meel cidla ah halka Tahliil […]




SOURCE: Sawirro:-Maxakamadda Ciidanka Qalabka sida oo xukunno kala duwan ridday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.