Sawirro:-Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Puntland iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda?

0
98

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Puntland oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) ayaa la kumeen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Madaxweyne Deni ku xigeenkiisa iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo la xiriira Hanaanka Maaliyadda iyo sidii looga wada Shaqeyn lahaa. Saciid Cabdullaahi (Deni) waxaa dikreetadii ugu horeysay […]




SOURCE: Sawirro:-Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Puntland iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.