Sawirro:-Maxkamada Ciidamada Jubbaland oo xukun dil ah fulisay

0
144

Maxkamada Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askari ka tirsanaa Ciidamada Jubbaland oo horay dil u geystay. Askariga dilka toogashada ah lagu fuliyey ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cabdiraxmaan Ilyaas Jiiroow,waxaana uu shalay Xaafada Calaley ee Magalada Kisamayo uu ku dilay Askari kale oo lagu Magacaabi jirey […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Maxkamada Ciidamada Jubbaland oo xukun dil ah fulisay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.