Sawirro:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukuntay rag lagu eedeeyay Shabaabnimo

0
45

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta soo geba gabeysay dacwada 5 rag ah oo lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab,kuwaas oo dhageysiga dacwadooda ay mudo soo socotay. Maxkamada Ciidamada ayaa waxaa Maanta ragaas ay ku rida Xukun xabsi ah,waxaan ay Magacyadooda Abuukar Cabdi Abiikar, Cabdirisaaq Shaahid Aadan Kheyrdoon, Saleebaan Muxsin Sheekh Maxamed, Cabdi […]




SOURCE: Sawirro:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukuntay rag lagu eedeeyay Shabaabnimo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.